Get Mystery Box with random crypto!

Tar: 05/10/2022 Ku: Dhamaan Bulshada Jaamacadda Jigjiga Sid | Jigjiga University, Ethiopia

Tar: 05/10/2022

Ku: Dhamaan Bulshada Jaamacadda Jigjiga

Sida aad ka war qabtaan imtixaankii heer qaran ee fasalka 12-aad ee sanadkan waxa uu ka qabsoomi doono xarunta jaamacadda 5-ta Oktoobar ilaa 25/2022.

Gudashada waajibaadkan qaran ee loo igmaday Jaamacadda awgeed, waxaa aqoonsi gaar ah oo ay ku galaan jaamacadda la siin doona keliyaata tiro kooban oo ka mid ah madaxda sare iyo shaqaalaha jaamacadda. Markaa waxaa lagu wargelinaynaa shaqaalaha kale ee ka baxsan shaqaalaha leh aqoonsiga gaarka ah in ay shaqadoodii ku qabtaan iyaga oo ku sugan guryahooda laga bilaabo Oktoobar 5teeda ilaa 25/2022.

Jaamacadda Jigjiga

**

ቀን 25/01/2015

ለጅጅጋ ዩኒቨርሲቲ ማህበረሰብ በሙሉ፦

የ2015 ዓ.ም ብሔራዊ የ12ኛ ክፍል ፈተና በዩኒቨርሲቲው ቅጥር ግቢ ውስጥ ከመስከረም 26 እስከ ጥቅምት 12/2015 ዓ.ም ድረስ የሚሰጥ መሆኑ ይታወቃል።

በዚህም ምክንያት የዩኒቨርሲቲው የተወሰኑ ኃላፊዎችና ሠራተኞች ብቻ ልዩ የመግቢያ ባጅ ተሰጥቶ ወደ ግቢ የሚገቡ ሲሆን ሌሎች ሠራተኞች ከመስከረም 26 እስከ ጥቅምት 12/2015 ዓ.ም ድረስ ቤታችሁ ሆናችሁ ሥራዎችን እንድታከናውኑ ያሳውቃል።

ጅጅጋ ዩኒቨርሲቲ

**

Date: 05/102022G.C
To: Jigjiga University Community

It is recalled that the national 12th grade exam will be held in the university’s campus from October 5 to 25/2022G.C

As a result of this national duty, only some higher officers and employees of the university will be given a special access badges to enter the campus. So we would like to inform other employees to do work at home from October 5 to 25/2022G.C

Jijiga University

#JJU
Follow us on:
Telegram: https://t.me/jjueth
Twitter: https://twitter.com/jjuethiopia

Contact us:
Info@jju.edu.et
https://www.jju.edu.et